Channel Avatar

SLNTV @UCA9Pj5D5_yYp2dtkE_vVicg@youtube.com

0 subscribers - no pronouns :c

Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV) waxaa La Aasaasay sa


09:22
Guddoomiyaha Cusub ee degmada Xaaji Saalax oo xilkii kala wareegay guddoomiyihii hore.
06:25
Agaasimaha guud ee caafimaadka ayaa kormeeray xarumaha uu ka socdo mashruuca Damal caafimaad
02:15
Dhalinyaro Urrurka KAAH u magacaabay degmada Qulu-jeed oo xilkii iska casilay.
04:15
Soo dhaweynta Suldaan Cabdi Suldaan Cali Shagax oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland
02:37
War-bixin ku saabsan qaabka Bulshada Somaliland u isticmaalaan Kalluunka dalka.
08:39
Taageerayaasha KULMIYE ee Magaalada Dortmund ayaa qabtay munaasibad lagu taageerayo Safarkii madaxwa
04:04
Shirweynihii horumarinta kalluumaysiga oo magaalada Hargaysa lagu soo gabagabeeyey.
06:14
Wasaaradda deegaanka oo ka hadashay shimbiro ku naf waayay dhisme ku yaal magaalada Burco
03:14
Muqaalada Guud ee Degmada Sabo-wanaag iyo Weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
02:37
Madaxweynaha JSL oo Xadhiga Ka Jarey Dhaam Biyood Laga Hir galiyay Degmadda Saba-Wanaag.
07:30
Haweenka Iyo waxgarad magaalada Burco Taageero ugu muujiyey Xisbiga KULMIYE
13:01
Madaxweynaha JSL oo lagu soo dhaweeyay degamdda SABA-WANAAG ee gobolka Maroodi-Jeex.
07:17
Wefti ka socda warbaahinta Al carbiya ayaa booqday magaalada Berbera.
04:01
Wefti Ka socda baarlamaanka dalka Kenya ayaa booqday magaalada Berbera
01:26
Maamulka Jaamacadda New Genaration University ayaa hambalyeeyey ardayda dhamaysatay dugsiyada sare
04:52
"Xisbiga WADDANI markii cadowgu isu-keen soo raacay...............
03:02
Maamulka Sanduuqa Dhallinyaradda oo ku wargeliyey in maanta ay u bilaabmayso diiwangelinta gobolada
06:57
Kulanka hagaha xarumaha lagu daryeelo Caruurta daryeel waalidnimo ayaa lagu qabtay Hargaysa.
09:49
Maamulka wakaalada biyaha Berbera ayaa mishiin cusub kala wareegay shirkada Horn Cement.
10:51
Natiijada imtixaanka shahaadiga ee Somaliland oo si rasmiya loogu dhawaaqay.
10:25
Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee degmada Sheekh ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah dhalinyarada.
36:32
Barnaamijka Qoyska iyo arrimaha Haweenka Faadumo Cali Ibraahim Qoraaga Buugga Dumar waa Madhaafaan.
06:11
“Waa muhiim barashada Dastuurka dalkeena Jamhuuriyadda Somaliland”Wasiirka Wasaaradda Dastuurka JSL.
07:25
Agaasimaha guud ee Caafimaadka oo kormeeray goobaha uu ka socdo mashruuca Damal Caafimaad
08:31
Waxa dalka Jarmalka aas loogu sameeyey Marxuum C/qani Ibraahim Muxumed (Cabdi Baasto)
01:54
Xoghayaha Dawlada hoose ee Burco ayaa fariin udiray muwaadininta ay mulkiyadaha dhulku ka lumeen.
04:32
Xarunta Hiil Qu'raan ee magaalada Borama ayaa maanta bilowday dayactirka kutubta Qur'aanka karimka
06:10
Agaasimaha guud ee Wasaarada Diinta ayaa tababar u soo xidhay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradaasi
04:02
Mid kamid ah bulshada degta gobolada Marodijeex iyo Saaxil ayaa taageero u muujiyey xisbiga KULMIYE
08:57
Wasiirka xidhiidhka golayasha iyo dastuurka ayaa kormeeray dugsiyada lagu barto barashada dastuurka
06:59
Agasimaha guud ee wasaarada waxbarashada ayaa kormeer Ku tagay dugsiyada waxbarshada gobolka Gabiley
07:27
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo daah-furay Shirweynaha Kalluumaysiga Qaran
08:12
Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi ayaa furay shirka Qaran ee Horumarinta Kalluumaysiga.
09:20
Isuduwaha cusub ee wasaraada ganacsiga oo xilkii kala wareegay isuduwihii hore ee wasaaradaas.
25:09
Barashada Axkaamta Islaamka | Mawduuca: Xajka iyo Cumrada | Sh. Maxamed Cali Gadhle
10:38
Munaasibad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey xubno ka soo diga rogtey xusbiga Waddani
05:33
Guddoomiye kuxigeenka cusub ee degmada Sabowanaag oo xilkii kala wareegay guddoomiye kuxigeenki hore
22:48
Barnaamij: Munaasibad loo qabtay Safiirka Somaliland ee Dalka England.
06:17
Dadweyne la waydiiyey cabitaanka Shaah iyo Bunka ka ay u badan yihiin.
08:18
Agaasiimaha guud caafimaadka ayaa tobabar u furay 80 xubnood oo ka mid ah daryeelayaasha caafimaadka
05:49
Wasaaradda shaqogelinta ayaa qabatay kulan lagaga hadlayo joojinta gudniinka gabdhaha.
07:52
Agaasiimaha guud ee wasaaradda caafimaadka ayaa furay kulan wada shaqaynta wasaaradda iyo UNICEF.
10:04
Gabiley Laga daah-Furay tartanka aqoon-iswaydaarsiga, hal-abuurka xirfadaha Dugsiyada hoose dhexe .
04:41
Dawlada hoose Degmada Gar'adag ayaa u furtay Tartan Kubadda Cagta heerka labaad Degmadaasi.
08:05
Masuuliyiinta Lamaha dowlada Togdher ayaa soo Kormeray imtaxanka ardayda ka baxaya Jamacada Shifa
10:34
Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa bilaabay hawlaha sahaminta goobaha codbixinta Gobolka Saaxil
05:18
qaarka mid ah shaqaalaha wasaaradda maaliyada ayaa loo qaybtay tobabar.
09:09
Kalfadhigii 17aad ee golaha deegaanka degmada berbera ayaa saaka ka furmay .
05:44
Barnaamij kooban oo ku saabsan safarkii Gobolada Bariga ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
17:05
Barnaamij ku saabsan Xuska Nabigeenii Muxamed NNKH oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.
43:15
Sidee ayaa loogu soo dhaweeyay weftigii madaxwaynaha gobolada JSL.?
22:06
Wacdi Diini ah | Mawduuca Rukuucda | Sh. Cabdiraxmaan Yaasiin
04:52
Gabayga Damaashaad | Maxamed Awcali Cartan
05:04
الاخبار اليوم في جمهوريه صومال لند
06:13
"Mashruucan oo wax wayn ka qaban doona isku xidhka dalka ee xaga isgaadhsiinta iyo mandaqada geeska"
10:38
Barnaamij Wacyigelineed oo ku saabsan Shuban Biyoodka
05:34
Heesta Jeegaan | Xasuustii Khadra Daahir Cige | Codkii Hibo Cilmi Waaberi
04:55
Taliyaha qaybta booliska Awdal ayaa ka hadlay dab qabsaday xarun ganacsi.
11:01
xaflada furitaanka mashruuca Is-dhexgalka Hannaanka Dhijitaalka ah ee Bariga Afrika iyo Somaliland.
06:49
Madaxweynaha JSL oo Xadhigga ka jaray dhismayaal lagu soo kordhiyay Cusbitaalka Caruurta