Waa kusalaamay magaceygu waa Ibrahim Adam Mohammed .
Kusoo dhowow chanalkeena ee Balawii
Adigoo rukumanayo ama subscribe saaraayo
Waayo waxaad kabarandoontaa casharo kusaabsan
video editing , graphic design iyo mobile📱&coputer👩💻
Waliba si bilaash ah ama lacag la aan ah
Inta lagu guda jiro casharka si toos ah ayaa kuu tusinayaa waxa aan ka hadlaayo markaas
👩💻📲 ha iska ilaawin inaad subscribe dhahdo
Mahad sanid 100%