Channel Avatar

Sahanka @UCMAk5J9ql8H6g2XfwOHRqxQ@youtube.com

0 subscribers - no pronouns :c

Xogaha, wararka, falanqaynta siyaasad & arrimaha bulshada, w


11:48
Muu Akhriyo Waalidkay | Tarbiyadda ka xumaatay Soomaalida.
08:31
Website cusub oo asxaabta qurbuhu ay ka helayaan buugteenna iyo 17 kale.
09:16
La-sheekaysiga akhriska | siraha ugu wanaagsan ee wax-akhriska
13:43
Muranka qiwaamada | maxay dumarku u diidaan hoggaaminta ragga?!
10:24
Mashruucyada lacagta lagu soo qaatay | maxaa runa maxaa beena?
09:46
Intan ka baro qofka aad xidhiidhka la wadaagayso.
08:22
Sirta adduun-aragga | Sababta murugadaada.
09:36
Birriq | cayda ugu weyn ee ninka Soomaaliga ah | Masalo foolxun!
11:26
Markii aynnu burburnay | jabka nafsadeed ee Soomaalida.
08:14
Munaafaqad Pro Max | Wax kasta oo ka khaldan bareheenna bulshada
10:59
Halka uu dalku ka dhismi la' yahay! | Sirta dawladnimada.
10:51
Digtaatoor | Sida laguugu tacaddiyayo | lammaanaha, dadka caanka ah, madaxda.
08:12
Qisada Aalabaydka | Qabiilka Soomaaliyeed ee Aalabaydka ahi waa kee?!
08:47
Sababta xogaha liitaa u faafaan | sirta dabciga dadka!
08:39
Gabdhaha Soomaalida guursan maayo!!! | Yaa idin cashuura?!
09:20
Sirta Qaraxyada | Maxaa ka socda Muqdisho?!
12:11
Kacdoonka Dhallinta | maxaa khaldan maxaa sax ah?!
09:57
10 bilood iyo fashilka nidaamka cusub ee caalamka | sirta guusha Q*sa!
09:25
Marka aad wakhtiga ka adkaato... | Nafta firaaqada ka ilaali!
10:46
Rasuul danbe miyaad sugi | Yaadan sharaftaada waayin!
10:13
Sababta aan guurka u nacay! | Foobiyada Baraha Bulshada.
10:05
Halxidhaalaha Barbaroosa | Siraha taariikhda Islaamka ee aan la aqoon!
11:59
Talooyinka Nolosha | Aabbe iyo wiilkiis | fanka la-dhaqanka dadka.
10:33
3 buug oo cusub ayaa inoo soo baxay | Sharraxaad kooban.
30:24
Midnimo Cidhiidhi ah | Mar kale iyo jawaabta Abwaan Sharlaawe.
09:30
Maalinkii u danbeeyay Noloshaada | Su'aal halis ah!
09:54
Noloshu dadka ay u faanto | WAXQABAD.
08:42
Maalgashiga nafta | arrin dhallintu u baahan tahay?!
09:01
Soomaali yaa ugu gobsan?! | Sirta gobanimada.
11:49
Sidee uga adkaan kartaa Baraha Bulshada?
09:32
Cudurka nafsiga ah ee Qabyaaladda | lama xidhiidho qabiil.
09:16
Sirta qabiilka | Nooca qabyaaladda ugu xun.
09:13
Sirta Xaqiiqada | Lixdii indhoole iyo maroodiga.
08:47
Sidee ummad loo beddelaa?! | Saykoolojiyadda Isbeddelka.
08:28
Sababta bulshadu ugu wareerto su'aalaha diiniga ah.
08:30
Dulmanayaal mise Daalimiin? | Sababta aan dawlad adag u yeelan weynay!
08:37
Colaadda Haye-Bari | Farriinta ehlu caqliga!!!
08:59
Daasiili | godadka ugu cajiibsan | sirta fashilka Daarwiniyadda!
08:56
Bangiga Maqaarka | sida Yuhuudu jidhka Falastiiniyiinta u xadaan.
09:00
Sirtan ma ogayd | Isku-daaweynta shaqada.
08:02
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
08:46
Nebigii Shiinayska mise...?! | Faylasoofkii Confocius.
09:35
Geesiga ilaa hadda Afrika ka daba ooyayso | Halyeygii Lumumba | shahiidka xorriyadda.
09:15
Waan dilay bangigii | Dagaalkiisii ugu weynaa ayuu ku qaaday | Andrew Jackson.
08:34
Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.
09:04
Maraykanka 20 kun oo qof ayaa lagu waayay | Saddex-geeska Alaska!
09:07
Jiirka la caabudo | Dalka cajaayibta | Macbadka Karni Mata!
08:16
8 April | Qorrax-madoobaad | mucjisada Ilaahiga ah iyo fahanka caqliga.
08:28
Khawaarij iyo ma aha! | kooxda lagu murmo ee Ibaadiyada!
09:01
Weerarka argagixiso ee Ruushka maxaa ka dhalanaya | XOGO!
09:40
Xaqiiqada Starbucks | Ilaalisada Yuhuudda | Siraha Dahsoon | Esther
12:49
Cadaabta Ragga | xilliga ugu xun ee ninka soo mara | Cimri-badhka!
11:04
Sababta Maraykan ula dagaalayo TikTok | Xogo xasaasi ah!
08:31
Xikmadaha Maxamuud Darwiish | Abwaankii Jacaylka.
11:57
Fadeexadda Bohemian Grove | Caalamka siraha!
08:40
Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | qoraaga Waan Ku Salaamay Saaxiib.
10:42
Tiro wareer ah | Tijaabi qiyaastii imisa bilyan ayaad u malayn?!
10:24
Casriga BRICS | Kawaankii Galbeedka ee u danbeeyay | 30 dal oo kale.
11:21
Warkii ugu naxdinta badnaa caalamka Islaamka | hal mar hooyadii iyo aabbihii ayaa dhintay!
08:57
Boqorka aan is ogayn | jiilka dahabiga ee caalamka soo maray.