Channel Avatar

Halwo Ali @UCS8ye0POoDdO0MEZuOIHPsQ@youtube.com

0 subscribers - no pronouns :c

Email: halwo012@gmail.com 1 channel kaan waxaad ka helidoont


Welcoem to posts!!

in the future - u will be able to do some more stuff here,,,!! like pat catgirl- i mean um yeah... for now u can only see others's posts :c

Halwo Ali
Posted 1 year ago

Noon wal Qalami Ilaahy Qalinka wuu amaanay. Xaladkasta marka aad ku jirta buug iyo qalin qaado oo qor inta maskaxda ay daali lahayd gacanta hadaasho. Marka aad qortid waxaad la murugoonaysid ama aad ka fikiraysid maskaxda way fasaxaysaa culeeskasta!

74 - 7

Halwo Ali
Posted 1 year ago

Jimca wanaagsan dhamaan asxaabta channel kaan ku xiran. In aad akhriste wanaagsan noqotid waxay kaa caawinaysaa cilmi iyo caqli kaa maqan inaad heshid. Fadlan akhriste yaal joogta ah noqda.

81 - 8

Halwo Ali
Posted 1 year ago

Waan idin salamay dhamaan bulshada iyo xiran yar iyo weyn rag iyo dumar. Runtii waxaad tihiin dad mustaqbal wanaagsan leh. Maxaa yeelay dadka badan kiisa waxay waqtigooda ku dhumiyaan wax aan dan ugu jirin. Laakin inta channelkaan ku xiran waqtigiina waad maalgashateen, Sababtoo ah waxaad daawanaysaan waa wax mustaqbalkiina hormar iyo wanaag idin ku geynaayo Allah ha idin sharfo. Halkaa ka sii wada haddii aan noolahay waxaan ku dadaalayaa wax kasta ee bulshadayda hormar u keenayo in aan idin la wadaago inta karaankayga ah.

73 - 8

Halwo Ali
Posted 1 year ago

Waan idin salamay dhamaan bulshada iyo xiran yar iyo weyn rag iyo dumar. Runtii waxaad tihiin dad mustaqbal wanaagsan leh. Maxaa yeelay dadka badan kiisa waxay waqtigooda ku dhumiyaan wax aan dan ugu jirin. Laakin inta channelkaan ku xiran waqtigiina waad maalgashateen, Sababtoo ah waxaad daawanaysaan waa wax mustaqbalkiina hormar iyo wanaag idin ku geynaayo Allah ha idin sharfo. Halkaa ka sii wada haddii aan noolahay waxaan ku dadaalayaa wax kasta ee bulshadayda hormar u keenayo in aan idin la wadaago inta karaankayga ah.

73 - 13

Halwo Ali
Posted 1 year ago

Waan idin salaamay dhamaan wadaaga yaashayda ku xiran channelkayga

41 - 7

Halwo Ali
Posted 2 years ago

Ogeysiis, isbuucyada Fooda inagu soo haayo waxaan bilaabi doonaa koorsa Pyschology ah oo afsoomali ku baxaysa Liv zopm. Koorsada waxaa bixinaayo macalin cilmi nafsiga bartay. Qofka u baahan ila Soo xariir si aykaaga buucsamin diiwangelita. Linkiga telgram soo raac.t.me/+PyFgPOyAERA1NmQ8 ama WhatsApp.
+4794843546.......

3 - 0

Halwo Ali
Posted 2 years ago

Eidmubaark dhamaan asxaabta channel kayga ku xiran. I LOVE Guys. My Allah bless you.

25 - 7

Halwo Ali
Posted 2 years ago

Work Shop zoom meeting

Asc zoom kan Waxaa ujeed ka yahay in lagu xaliyo baahida dadka ka qaba Binance & Royal Q la soco qodobada zoom kan hoos ku xusan.

1: hadii aad qabto su’aal Ku saabsan Binance & Royal Q.

2: hadii aad dooneesaan in dad Cusub soo galaya la idin ku sharaxo Binance & royal Q.

Link ga hoos ku xusan share/ama udir qofka dooneeso in loo sharaxo.


Host/Presenter Sayid Abdi

πŸ—“ 14/04/2022

πŸ•° 8:30 AM GMT/Uk πŸ‡¬πŸ‡§
πŸ•° 10:30 AM πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somalia
πŸ•° 9:30 ScandinaviΓ« πŸ‡¦πŸ‡½πŸ‡©πŸ‡°πŸ‡³πŸ‡΄

us02web.zoom.us/j/3034544030

7 - 0

Halwo Ali
Posted 2 years ago

us02web.zoom.us/j/3034544030: cryptocurrency ayaan ku sharixidoonaa zoomkaan caawo. 9.pm Somalia soogal zoom meeting kaan. Haddii aad danaynaysid. Halwo ayaa kugu soo casuumtay

10 - 3

Halwo Ali
Posted 2 years ago

Asc dhamaan asxaabta channelka ku xiran waxaan idin ka raali galinaa muuqaalkii casharka 1 aad ahaa ee aan soo dhigay ma ahan kii aan udiyaariyey in aan soo dhiga. Waxaan sameyey qald ahaa aniga oo aad u mashquulsan ayaan soo dhigay video aan edit gareynin. Halka aan doonaayey in aan soo dhiga mid kii aan soo edit gareeyey. Macalimada waa qaldantay.

23 - 2